Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Gargaar u Dirtay Deegananada Jubbaland.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland, waxana doonidaan sida Gargaarkaan lagu wadaa in ay ku xirato Dakedda Magaalada Kismaayo.

Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here