Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sedexdan Maxbuus uu Madaxweynaha KG Cafiska u Fidiyey ayaa ah kuwa dhawaan Maxkamada Degmada Baraawe xukuntey, kadib markii lagu heley dembi ah in ay ka ganacsadeen islamarkaan isticmaaleen waxyaabaha Maanka dooriya horey Dowlada amar uga soo saartey.
Waxaa SooJedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen .