Kulan looga hadlayay Qiimeynta wadooyink oo Baladweyne lagu qabtay

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Gudoomiyaha Degmada Beledweyne mudane Omar Alasow ayaa shir Gudoomiyay shir lala yeeshay Howl-wadeeno kasocday mashruuca PIU Wold Bank, UNPOS iyo Shirkada Geotech ee sameeyneyso qiimeynta wadooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha laga hirgilinaayo magaalada Beledweyne.

waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here