Deeq lacageed Oo la gaarsiiyay Xarunta daryeelka Carruurta Maamo Ugaaso.

0
58

Jowhar (Isnaay Radio)- Shirkada Hormuud Salaam Soomaali Foundation ayaa Waxaan maanta $𝟏𝟎,𝟎𝟎𝟎 Doolar iyo 50 kartoon oo timir ah ugu deeqdey xarunta Maama Ugaaso oo lagu daryeelo carruurta darbijiifka ah, si ay ugu kaalmeystaan afurka iyo ciidda nagu soo foolka leh.

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here