Beeraleyda Magaalada Jowhar Oo Ka Hadlay Isbadalka ku Yimid Biyaha Wabigga Shabeelle.

0
98

Jowhar (Isnaay Radio)- Beeraleyda Tacba qudaarta  ee  ka waraaba wabiga shabeelle ayaa waxaa soo foodsaartay xaalado adag oo ku aadan isbadal ku yimid biyaha wabiga shabeelle oo ay tilmaameyn in biyaha ay noqdeen kuwo dhanaantoobay.

waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here