Waddooyinka ay Gooyeen Fatahadaha Wabiga Shabeelle Ee Magaalada Jowhar oo dib u furmay

0
125

Jowhar (Isnaay Radio)- waxaa soo wanaagsanaayo ganacsiyada yar yar iyo ku waaweyn ee suuqyada Magaalada jowhar ka dib markii waddoyinka soo galo jowhar ay gooyeen biyaha fathaadaha wabiga shabeelle.

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here