Maxkamada Degmada Baraawe oo Xukun ku riday dad lagu soo qabtay Waxyaabaha maanka Dooriya.

0
108

Jowhar (Isnaay Radio)- Maxkamadeynta ragaan ku eedeysanaa ka ganacasiga isticimaalka waxyaabaha maanka dooriya ayaa maxkamada degmada baraawe ku qaadey xarunta maxkamada degmada ayigoona ay goob jog ka ahaa maxkamada waaladiinta eedeysaniyaasha iyo qaar ka mid ah odoyaasha beeralaha ay ka soo jedaan ee degmada baraawe.

Waxaa SooJeedinaya :- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here