Mashruuc lagu kobcinayo dhirta cagaaran oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada Jubbaland ayaa maanta daahfuray mashruca xalka waara oo lagu kobcinayo dhirta cagaaran laguna ilaalinayo badqabka dhirta,taas oo uu islamarkaasna barbarsocto qiimaynta saamaynta taban ee laga dhaxlay fatahaadii Elniinada ee ku dhuftay degaanada Jubbaland xili robaadka dayrtii lasoo dhaafay.

Warbixntaan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here