Kulan wacyigelin ku Saabsan Fadliga Bisha Ramadan Oo Lagu qabtey Hargeysa.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa kullan wacyi-gelin ah oo ku saabsan Fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan u qabatay Shaqalaha Baanka dhexe ee Soomaliland ayidoona wasaaraddu ay ku howlantahay barnaamijka wacgeinta bisha barakeysan ee ramadaan waxaana uu jeedkakulanka ahaa in ay shaqalaha bangiga iyo guud ahaanba shaqalaha wasaaradaha iyo hay’addaha lagu wacyigeliyo Axkaamta bisha barakeysan ee ramadaan.

Warbixntaan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here