Haween ku nool Baydhabo oo fursado ganacsi uga faa’ideysanaya bisha Ramadaan.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Marka la gaaro bisha ramadaan waxaa jira haween badan oo ka Ganacasada Cunooyin Fudud sida sanbuuska burka Mash mashka iyo Bajiyada ayigoona si yaabo kala duwan uga maareya noolasha Qoyskooda wallow ay inta badan xiranyihin maqaayadaha sida Maalinlaha ahaa looga conteyn jirey guud ahaanba bisha ramadaan.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here