Ceel biyood laga hergeliyay deegaanka ximcadde ee gobolka Mudug

0
56

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dowalad gobaleedka Galmudug ayaa Ceel-biyood ka hirgaliyay deegaanka Ximcade ee Gobolka Mudug.

Hirgilinta ceelkaan ayaa waxaa iska kaa shaday Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Dowalad gobaleedka Galmudug iyo Hay’adda zamzam foundation.

Cabdiacsiis xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here