Laamaha Amaanka Degmada Baraawe Oo soo Bandhigey Dad ay ku soo qabteen waxyaabaha maanka dooriya.

0
104

Jowhar (Isnaay Radio )  Kadib markii Bilihii la soo dhaafey Degmada Baraawe ku soo badanaayey ka Ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha Maanka dooraya Ciidanka Booliska ayay ku soo qabteen Howgal ay sameeyeen iaygoona soo Bandhigey daroogada iyo dadkii ka gacansanaayey daroogada ah ayaa waxaa kamid ah Xashiishka iyo waxyaabo kale iyadoo goobta lagu soo Bandhigaayey goobjoog ahaayeen Taliyaha Saldhiga Baraawe Guddoomiyaha Degmada Taliyaha Daraawishta Degmada, Taliyaha Ciidanka Taraafikada iyo Masuuliyiin kale.

Waxaa Soo Jeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here