Ardeyda Jaamacadda Zamzam Ee Baydhabo oo soo bandhigay Mashruuc cusub.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardayda Kulliyada Culuumta Computerka qeybtayda IT ee Jaamacada Zamzam Magaalada Baydhabo ayaa soo bandhigay Mashruuco yaryar oo ay ka mid yihiin Nidaam Lagu Maamulo Cisbitaalada iyo Iskuulada oo ay mudo soo wadeen diyaarintooda.

Waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here