Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Magaalada Gabileey

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Amoud Foundation ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay 400 Qoys oo danyara oo ku nool magaalada Gabiley

Deeqdan ayaa iskugu jirtay Bur,bariis ,Saliid iyo Timir waxaana munaasbada qeeybinta goobjoog ahaa xildhibaano iyo maamulka degmada Gabiley

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here