Mashruuc lagu afurinayo dadka danyarta ah oo lagu qabtay Muqdisho.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha dalka.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here