Isku aadka Tartanka kubadda cagta Bisha Ramadan oo lagu qabtay Jowhar

0
71

Jowhar (Radio Isnaay)- Isku aadka Tartanka kubadda cagta Bisha Ramadan ayaa waxaa lagu qabtay Magalada Jowahr caasimada hirshabelle

Maxamed Shariif oo ka mid ah Dhalinyarada ka shaqeysa arimaha isboortiga iyo gudomiyiihii hore ee isboortiska Maxamed Ahmed fiidow ayaa dhalanyarada ku bogaadiyay in ay ilaaliyaan xeerka tartanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here