Shaqaalaha diyaaradda Lufthansa oo ku dhawaaqay shaqo joojin.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Kooxda shaqaalaha ee Lufthansa ayaa ku baaqay shaqo joojin cusub oo laba maalmood ah oo ka dhacaysa labada garoon ee ugu mashquulka badan Jarmalka ee Frankfurt iyo Munich.

Shaqa joojintan ayaa dhaceysa Talaadada iyo Arbacada, ayaa ah tii ugu dambeysay ee is daba joog ah oo saameyeen shaqaalaha shirkadda diyaaradaha ee Jarmalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here