Tartan qur’aanka kariimka ah oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 120  Ardayda oo ka kala socday madaaris qur’aanka kariimka ee Magaalada Baladweyne ayaa Masjidka Al-Huda loogu soo xiray tartan Qur’aank aan akhris kaasi oo ay taabagelisay Jamciyut A-siraaj.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here