Ururka Kubadda Cagta Hirshabelle oo Jowhr kafuray Akadeemiyad laga soo xuli doono Xulka Hirshabelle.

0
172

Jowhar (Radio Isnaay)-  Magalada Jowhar Ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa laga daahfuray Akadeemiyad cusub oo lagu tababari doono Ciyaartooyda Da’doodu udhaxeeyso 15-20 Jir

Xiriirka Kubadda Cagta ayaa Faahfaahin Kabixiyay Daahfurka Akadeemiyadda Cusub oo loogu magac daray Isnaay iyo qorshaha Mustaqbalka laga doonayo.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed nor Hussein.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here