Bulshada Magaalada Jowhar oo loogu digay Halista Cudurka Waraaboowga.

0
82

Jowhar (Radio Isnaay)- Cudurka waraabowga waa infekshin bakteeriya oo ku jira dhiigga. Had iyo jeer lama dareemo maadaama calaamadaha iyo astaamaha aan marwalba muuqan waase xaalad halis ah oo haddii aan la daaweyn dhibaatooyin caafimaad oo daran u keeni karta adiga iyo dhallaankaaga.

Cudurka waraabowga waxaa lagu daaweyn karaa hal ama in ka badan oo qiyaasood oo daawada antibiyootigga ah. sida uu sharaxayo dr Maxamed cabdi gaalib

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here