Caleema Saarka Golaha Deegaanka Jowhar oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle.

0
74

Jowhar (Radio Isnaay)- Munaasabada caleema-saarka Duqa Magaalada Jowhar, Kuxigeenadiisa iyo Dhammaan Xubnaha Golaha Deeganka ayaa lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ee Jowhae waxaana goojoog ahaa Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hishabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Qaranka, labada gole ee sharci-dejinta iyo fulinta Hirshabeelle, hay’addaha amniga, xubnaha la doortay ee golaha deegaanka, koox fanneedka Hiddo, warfaafinta gaarka loo leeyahay iyo marti-sharaf kale.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

Halkaan Hoose Kafiiri Sawirada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here