Jowhar (Radio Isnaay)- Kalluumaysatada degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka cabanaya haraadiga wasakheysan ee ay warshaduhu ku darayaan Biyaha Badda iyo Isbedelka Cimilada ee aysan jirin wax ka caawiya
Waxaa ay sheegeen in Degmada Marar qaar ay xeebaheeda ay soo buuxdhaafiyaan kaluun dhintey oo saameeyey Sunta iyo wasaqda lagu soo shubo badda.
Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen