Madaxweynaha Hirshabelle Oo Bulshada ugu baaqay in ay u istaagaan Horumarinta dowladnimada.

0
97

Jowhar (Radio Isnaay)- Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa waxa uu sheegay qorshaha sanadkan ee dowlad gobaleedka Hirshabelle isagoona bulshada ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nadabgalyada iyo dowlad dhiska.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in lala shaqeeyo Maamulka Hirshabelle si loo gaaro hormar waara.

Warbixinta warka waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here