Dhalinyaro baratay Xirfado kala duwan Oo Baydhabo qalab lagu gudoon siiyey.

0
302

Jowhar (Radio Isnaay) – Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay waxaa ilaa dhalinyaro Gaareysa 60 loogu soo gabagabeeyay Tababar socday Mudo 4 bil oo lagu baranayay Xirfado kala duwan oo ay ku shaqeysan karaan, Dhalinyaradaan xifradaha shaqo la baray waxaa laga soo xulay Xerooyinka Barakacayaasha Baydhabo kuwaas oo labaray xirfado ay Ka Mid yihiin darawalnimo, Alxan, harqaan, qurxinta dumarka iyo xirfado Kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here