Mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Kaluumeysiga Hirshabelle Oo kormeertay Suuqa Cadale

0
112

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaarada Kaluumeysiga iyo qeyraadka Badda Dowlada Hirshabelle ayaa Waxa uu kormeeray halka uu mareyo dhismaha suuq weyn kaasi oo laga hirgilinaayo Degmada Cadalle ee gobalka Sh/dhexe.

Warbixinta warkan waxaa soojeedineyso:-  Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here