Olole nadaafadeed oo laga sameeyay kaamka Wabi Shabelle ee Baladweyne.

0
87

Jowhar ( Radio Isnaay ) -Haween kamid ah barakacayaasha ku nool magaalada Baladweyne ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay kaamka Webi Shabeelle oo ku yaalla xaafadda Kooshin .

Ololahan ay isku xilqameen Haweenka ayaa waxaa ku dhaliyay in ay ka hor tagaan cudurada ka dhasho nadafad darda.

Warbixin warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here