Shirka gudigga sare ee machadka Tababarka garsoorka dalka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
66

Jowhar (Radio Isnaay)- Madaxweynaha maamulka Jubbaland axmad maxamad islaam ayaa magaalada Kismaanyo ee xarunta gobolka jubada hoose ka daahfuray shirka sanadlaha ah ee gudigga sare ee mahadka tababarka garsoonka dalka .

shirka gudigga sare ee mahadka tababarka garsoonka dalka ayaa waxaa ka qeyb galay furitaankiisa xeer ilaaliya guud ee qaranka gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka iyo gudoomiyaashada maxkamadaha ee dowlad goboleedyada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here