Jowhar (Radio Isnaay) – Deegaanka koongo waxa uu ka mid yahay deegaanada hoosyimaada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeellaha dhexe
dadka ku nol deegaankaasi waxaa haleelay qaar kamid ah xanuunka shuban biyoodaka.
Waxa uu ka jiraa deeganaakaasi xanuunka shuban biyoodka
ilaa 10 maaln kaasi oo haleelay dadka da’da ah iyo caruurta.
Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Cabdiweli Axmed Hilowle