Wasaaradda Haweenka Hirshabelle Oo Tababar ku qabatay Jowhar

0
107

Jowhar (Radio Isnaay) Tabarkan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Aadanaha Hirshabelle oo ay ka taageereyso UNSOM   ayaa   loo qabtay Ku dhawaad 40 Haween oo ku nool Magaalada jowhar

Ujeedada Tabarka oo ahaa ilaalinta Xuquuqda  Caruurta iyo badqabkooda waxaana  ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka Socday Wasaaradda Haweenka Ururada Dhalinyada iyo Marti sharafkale.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here