Dhismaha Xarunta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland oo laga Dhex dhigay Magaalada Kismaayo.

0
111

Jowhar-(Isnaay Radio)- Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Maamulka Jubbaland Cabduqaadir Xaaji Maxamuud ayaa Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay dhismaha Xarunta cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Maamulkaasi.

Dhagax dhiga xarunta ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Jubbaland, Wasiirka diinta iyo Awqaafta Jubbaland , Xildhibaano ka socday Barlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here