Jowhar-(Isnaay Radio)- Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar iyo Tuuloyinka Hoosyimada ayaa si maalinla ah suuqyada jowhar ugu soo kordhiyay dalagyada kaladuwan ee ka baxa beeraha degmada jowhar iyo deegaanada hoosyimaada Kuwaasi oo qaarkood loo iib geeyo magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo 90 km u jirta jowhar ganacsatda ayaa garab ka helaya beeraleyda oo sanad walba kusoo kordhiya dalag farabdan Oo Tayo leh.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed Nor Hussein.