Olole Indho fiiqis ah Oo laga bilabay Magaalada Jowhar

0
143

Jowhar (Radio Isnaay)- Isbitaalka Dr Shiine ee Magaalada Jowhar ayaa waxa uu bilaabay Olale Indho fiiqis ah, Olalahan ayaa Indhaha looga fiiqiyaa bukaano kakale yimid deegaanada Gobalka Shabeellaha dhexe.

Qaar kamid ah dadka loo sameeyay qaliinada Indho fiiqista ah ayaa ka warbixiyay adeega loo sameeyay.

Warbixinta warkan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Xaliiimo Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here