Xarun lagu iibiyo hilibka Qubada iyo subageeda oo laga hirgaliyey Baladweyne.

0
62

Jowhar (Radio Isnaay) -Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa laga hirgaliyey xaruun lagu iibiyo Hilibka qubada iyo subageeda.

Xarunta ayaa waxaa baahi weyn u qabay bulshada ku nool Baladweyne kuwaas oo u aadi jiray ama ka dalban jiray magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here