Kulan Looga hadlaayey Mashruuca Biya Gelinta Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
104

Jowhar (Radio Isnaay) –Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas oo uu qeyb ka yahay Wafdigiisa Madaxa Mashaariicda Hay’adda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS iyo Wafdigiisa ayaa Madaxweyne Laftagareen la Wadaagay Socdaalkooda Magaalada Baydhabo inay Tahay sidii Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Koonfur Galbeed loogu Wareejin lahaa Mashruuca Biyo gelinta Baydhabo.

Warbixinta warkan waxaa soojeedinayo: Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here