Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay duleedka Muqdisho

0
104

Jowhar (Radio Isnaay) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 200 qoys oo iskugu jira danyar iyo barakacyaal waxa ay gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho.

Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka Sahra Cali Yuusuf iyo Agaasimaha waaxda dabagalka iyo qiimaynta SoDMA Cabdisalan Cabdullaahi Cumar.

Warbixinta warkan waxaa soojeedinayo:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here