Jowhar (Radio Isnaay)- Xoghayaha dowlada hoose ee Degmada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise ayaa bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nadaafadii looga hortagi lahaa Wasaqowga deegaanka.
Warbixinta warka waxaa soojeedineyso:- Maryamo Skeekh Cabdi