Jowhar (Radio Isnaay)-Dr Xasan Cumar Siyaad oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan burooyinka kasoo baxa dhuunta .
Burooyinkan ayaa kasoo baxa qanjirka dhuunta waxaana astaamihiisa kamid ah barar ku yimaada lugaha ,qaadashada cuntada oo yaraato iyo isbadal ku yimaada codka.
Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxman