Barakacayaal Kunool Magaalada Jowhar Oo codsaday Gargaar

0
75

Jowhar (Radio Isnaay)- Kaamamka ku yaala dhanka bari ee magalada Jowhar ee casimada dowlad gobaledka Hirshabele waxaaa kunool dad badan oo kasoo barakacay Deegano hoosyimada Degmada Jowahr Waxa ayna wajahayaan xaalado adag oo dhanka nolosha ah.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here