Maamulka Hirshabelle Oo dib u heshisiin u furay Beelo Walaalo ah

0
79

Jowhar (Radio Isnaay)-Furitaanka heshiiska ayaa Waxa goobjoog ka ahaa wasiirka Arimaha gudaha Hirshabelle saraakiisha ciidanka io masuliyiinta kale oo katirsan maamulka Hirshabelle

Wasiirka Wasarada Arimaha gudaha iyo dowlada hoose ee Hirshabelle Cabdi Daahir Guure karoore ayaa Waxa uu ka waramay u jeedka loo furay gogoshan ay tahay in la helo Nabad.

Warbixinta Warka waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here