Maxamada Sare Hirshabelle Oo tababar ku  qabatay Magaalada Jowhar

0
75

Jowhar (Radio Isnaay)- Tabar  ku saabtasan habka   xeerka   ciqaabta Soomaaliyeed kaasoo loo qabanayay garsoorayaasha iyo xeerilaaliyaasha ka howlgalo deegaanada Hirshabelle  ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar,waxaana soo qabanqaabisay Machadka tababarka garsoosoorka Soomaaliya.

Warbixinta Warka waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here