Tababar ku saabsan baarista dambiyada oo laga furay Kismaayo.

0
109

Jowhar (Radio Isnaay)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha maamul goboleedka Jubaland ayaa magaalada kismaayo tababar uga furay Saraakiil katirsan qeybta baarista danbiyada ee Booliiska Jubbaland.

munaasabada furitaanka tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiisha Booliska jubaland iyo saraakiil kasocotay Booliska ATMIS oo qeyb ka qaata taageerada iyo tababarka ciidanka booliska dowlada soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here