Dhalinyarada ku shaqeysata farsamada gacanta oo kusoo badanaya Baladweyne.

0
74

Jowhar-(Isnaay Radio)- Xuseen Cabdifaarax iyo Daahir Xidiga oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku dhiiraday in ay abuurtaan fursado shaqo oo ay ku maareeyaan nolol maalmeedka qoysaskood.

Dhalinyaradaan ayaa ku shaqeeysto xirfadda sameynta burjikooyinka laga sameeyo birta islamarkaana u sameeyo bulshada magaalada Baladweyne iygoo qof kasta ka qaado lacgo ay kula heshiiyeen.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here