Qoysas deeq maacuun ah loogu qeybiyay Baladweyne

0
52

Jowhar (Radio Isnaay) – Haay’adda Hin  ayaa in ka badan 74 qoys oo ku nool kaamka gabooyo ee magaalada Baladweyne garsiisay  deeq macuun ah sida digsiyaal ,saxaman ,caagadaha biyaha lagu shubto iyo agab kale oo badan.

Barakacayaashan ayaa ah kuwii ay sameysay fatahadii ku dhuftay magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here