Wasaaradda Kallumeysiga Jubaland Oo ka digtay Dabeylaha Xoogan ee Bada

0
69

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiir Ku xigeenka wasaarada kaluumeysiga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cumar Buuno oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa kaluumeysatada ugu baaqay in ay qaataan wacyigilinta loosoo jeediyay.

Warbixinta warkan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here