Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay xarunta agoonta degmada Boondheere

0
90

Jowhar ( Radio Isnaay)- Marwada Madaxweynaha Soomalia Qamar Cali Cumar ayaa maanta deeq gargaar ah waxaay gaarsiisay xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ah ee degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir .

Deeqdaan oo ka Timid wadanka Sacuudiga ayaana ka koob Need Bur bariis sokor iyo timir iyadoona lagu Wareejiyay Maamulka xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ah ee degmada Boondheere.

Warbixinta warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here