Kulan looga Hadlayay bixinta Canshuurta gadiidka oo lagu qabtay Garoowe.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa bilowdey Canshuurta gaadiidka oo sida joogtada loo qaadi jirey Sedaxda bilood ee uga horeysa sanadka cusub degaanada maamulka Puntland.

Taliyaha ciidanka ilaalaha canshuuraha maamulka puntland Gaashaanle Sare Warsame ayaa ka hadlay muhiimada ay bulshada u leedahay bixinta canshuuraha isagoona fariin u diray dadka aan bixin Canshuurta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here