Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray dadka muruq maalka ee ku nool degmada Baladxaawo.

0
74

Jowhar (Radio Isnaay)-Degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo waxaa ku nool dad Muruq maal ah isla markaana ku shaqeeyta farsama gacanta iyagoona Dhaqalaha kasoo gala shaqada Farsamada Gacanta ku mareeyo Nolasha qoysas kooda.

Dadkaan ayaan ku shaaqeyto sameeynta waxyaabo aay Bulshada isticmaalaan sida Mindiyada yaanbada faashashka iyo qalab kale.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here