Lacagta Shilinka Soomaaliga oo ka sii dabar go’eysa Kismaayo.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka jubaland oo kamida dhowr magaalo oo wali laga isticaalo lacagta shilinka soomaaliga ah oo sii dabar go,aya ayaa qaar kamida shacabka ku dhaqan kismaayo waxa ay dowllada soomaaliya ka codsadeen in ay deg deg u soo saarto lacag dalku leeyahay maadaama lacagta shilin soomaaliga ay gabaawsi tahay magaalooyinka qaarna aanba laga isticmaalin.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here