Maamulka degmada Balcad oo kulan dhiirigalin ah usameeyay Ciyaartoyda Hirshabeelle.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili uu soo idlaaday tartanka maamul goboledyada iyo gobolka Banaadir ayaa Waxa ay Maamulka degmada balcad & Mas’uuliyiin kasocday hirshabelle ay degmada balcad kuso dhaweeyen xulka hirshabelle oo gaaray finaalka tartanka maamul goboleedyada.

waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here