Shir Looga Hadlayay Dhibaatooyinka ay La kulmaan Barakacyaasha oo lagu qabtay Kismaayo

0
55

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay Kulan ku saabsan sidii cilmi baaris loogu Sameyn Lahaa dhibaatooyinka aay la kulmaan Dadka Barkacayaasha ah iyo sida xal loogu heli karo.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:-Maryama Sheikh Cabdi .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here